WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Faysal Cali Waraabe oo weerar ba,an oo dhanka Afka ah ku qaaday Salaadiinta Deegaanada Somaliland kadib markuu Suldaan isku doortay dhawaan-Video

Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeisa ayaa sheegay inaysan Wanaagsan Xaalada Caafimaad ee Suldaanka Beelaha isaaq Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Wuxuu ku leeyahay Suldaankii guud ayaan ahay, Hadana wuxuu leeyahay Garxajis Baan ahay, Waxaasi ma Suldaanbaa ? Inuu wanaag ka shaqeeyo ayaa la rabay, Taladiisa waanu ku Jirnaa, Bal Kuwa Garoowe ku sugan eeg siday wax u Xaliyaan, Sharaf ayay leeyihiin “ Ayuu yidhi Faysal.

SOMALI NEWS

To Top