WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Burco Taliyihii Ciidanka Wadooyinka ee Somaliland oo xalay Gaadhi Qaad maray-Video

Waxaa Magaalada Burco xarunta gobolka togdheer ka dhacay shil sababay dhimashada  taliyihii wadooyiinka ee gobolka togdheer ee maamulka somaliland mr soofadhiiste,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shilkan  uu ku dhintay taliyahaasi ayaa yimidey kadib markii uu dhakada kamaray baabur uwaday gaadhi qaad waxana halkaasi ku dhintay soo fadhiiste oo ahaa taliyihii wadooyinka somaliland ee burco.

SOMALI NEWS

To Top