WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Shacabka Buuhoodle oo meel adag iska taagay Xiisadda Tukaraq ee Puntland iyo Somaliland-Video

Shacabka ku dhaqan magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa si kuluul uga hadlay xiisadaha ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxaana ay sheegeen in dagaalka lagu xoreynayo gobolka Sool ay ka qayb qaadan doonaan isla markaasna aysan u dulqaadan doonin dhibaatada maamulka Somaliland uu ku hayo shacabka deegaankaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale waxa ay ku hanjabeen in nafo badan ay ku dhiman doonaan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool masuuliyada waxa halkaas ka dhacana uu qabo hogaamiyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

SOMALI NEWS

To Top