Wafdi uu hoggaaminaayo Guddomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa gaaray degmada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool, iyagoo halkaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Mareynkanka halkaas oo uu kaga qeyb geli doono...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre ayaa sheegay in aan la aqbali karin hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed in ay u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Shirka Shiinaha iyo dalalka Carabta ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna madaxa...
Qaar kamid ah dadka ku Ganacsada inta u dhaxeysa isgoosyada Dabka iyo Sayidka ee laamiga makka Al Mukarama ayaa saaka xiray Ganacsigooda,...
Wararka aan ka heleyno degmada Aadan-yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in saaka laga maqlay jugta qaraxyo miinooyin oo Al-shabaab ku...
Ciidanka hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa habeenimadii xalay aheyd waxaa ay howlgalo qorsheysan ka sameeyeen qeybo kamid ah magaalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoonka iyo Guddiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta daah-furay shir lagu soo bandhigay Istaraatijiyadda Qaran ee Xasillinta deegaannada laga...