Militariga Mareykanka ayaa soo afjaray daadgureyntii ay ka wadeen Afghanistan, taas oo ka dhigan in uu soo dhammaaday ololihii uu bilaabay George...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa dalka Turkiga kaga qeyb galay Munaasabad Tababar loogu Soo Xerayay saraakiil ka...
Kooxo Bastoolado ku hubeesan oo aan heebtooda la garan ayaa xalay xaafad katirsan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen...
Taliska Ciidanka Milateriga qeybta 21-aad iyo kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Galmdug ayaa soo bandhigay Sarkaal ay sheegeen inuu kasoo goostay Al-shabaab, uuna...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa hakiyey iyo dib u hawl-gelinta maqaayad Tiyaatarka oo laga kireeyey...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay Amar cusub oo ku socda dhammaan shaqaalaha Hay’addaha dowladda Federaalka,...
Ra’iisul Wasaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo Isniin ah kulan la yeeshay xubno ka tirsan Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha...
Wararka ka imaanaya degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa kusoo waramaya in halkaas ay culays ciidan saareen kooxda maleeshiyaadka Al-shabaab oo todobaadyadaan...
Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Shiikh Xasan ayaa ka qeyb galay Kulan looga hadlayay Xoojinta Amniga Magaalada Gaalkacyo kaasi oo ay goobjoog ahaayeen...
Waxaa Maanta degmada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed gaaray wafdi ka socda Hay’adaha Qaramada Midoobay ee...