Afhayeenka ururka Taalibaan Zabihullah Mujahid, ayaa shir jaraa’id uu maanta qabtay ku sheegay in Taliban ay qabsadeen gobolka Panjshir. Wuxuu ku sheegay...
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Bariire oo kamid...
Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay go’aanka Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble shaqada kaga joojiyey Agaasimaha Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Fahad...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sharci daro ku tilmaamay xil ka qaadistii Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble xalay ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray Warqad shaqada looga joojinayo Agaasimiha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka...
Taliyaha hay’adda Nabad-Sugidda Somalia Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa jawaab ka bixiyey amarkii ra’iisul wasaare Rooble uu uga dalbaday inuu 48 saac...
Muuqaalo iyo Sawiro la soo bandhigay ayaa muujiyey in Ciiddmo uu horkacayo Kolonel Mamady Doumbouya oo ku hareeraysan Madaxweynihii dalkaasi, Alpha Conde....
Ra’iisul Wasaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay heshiiska ay gaareen Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuuamadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ay wehliyaan Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi iyo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay degmada Waaberi, kadib markii xilka qaadis...