Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xoghayaha joogtada ee Xafiiskiisa waxaa uu maanta u Magacaabay, Dr. Maxamed...
Gaari uu leeyahay Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamankii hore ee Somalia ayaa goor dhow lagu qarxiyey degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Muxyadiin Xassan...
Wararka aan ka heleyno Gobolka Bari ayaa sheegaya in xiisad u dhaxeysa dagaal-yahanada Daacish ay ka taagan tahay buuraleyda Cal Miskaad ee...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay weerar Shalay lagu qaaday Gaari Bas ah oo ay la socdeen Ciyaartooyda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdilladiif Muuse Nuure (Sanyare), ayaa amar ku bixiyay in si deg deg ah loo joojiyo doorasho muran...
Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee khilaafku ka taagan yahay oo ay weheliyaan xubno katirsan Guddiga Amniga Doorashooyinka qaabilsan ayaa kormeeray Xarunta Gaadiidka...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa shaaca ka qaaday in aaladda fogaan aragga ay shir ku wada qaateen...
Gaari tagsi ah oo gelinkii dambe ee shalay ka baxay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose kuna sii jeeday degaanka Dhoobley...
Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal waxaa ka socda u diyaar garowga qabsoomida shirka Madasha Aragti Wadaagga Sanadlaha ee Machadka Hiratage, kaas...
Rugta ganacsiga Soomaaliyeed ayaa ka soo horjeesatay go’aan lagu kala diray hogaankooda oo ka soo baxay Wasiirka ganacsiga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya....