Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo ku saabsan Ayaxa lama-degaanka ee ku dagay...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa maalintii labaad ka socda Shirka Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo...
Beesha Caalamka ayaa qoraal kooban ka soo saartay shirka wadatashiga ah ee madaxda dowladda Federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir shalay uga...
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta kulankii 25-aad ee kal fadhigiisa 47-aad ku yeeshay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, waxaana...
Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere ayaa maanta shir Guddoomiyay Shirka Todobaadlaha ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay Shirka Maanta Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay, Ambassador James Swan iyo wefti uu hoggaaminayo oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyay Furitaanka shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku saabsan dardar...
Xarunta Madaxtooyada Maamulka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa Goordhow ka furmay Shirka Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir....
Generaal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) ayaa ku baaqay in baaritaan rasmi ah lagu sameeyo dilkii Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo ku dhintay...