Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si wadajir ah uga hadlay xaaladda...
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegaya in xalay 30 qof Isbitaalka Martiini ee Muqdisho ugu geeriyootay Cudurka COVID-19,...
Waxaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug kulan looga hadlaayay amniga ku yeeshay hay’adaha kala duwan amniga, waxaana kulankaas shir guddoomiyay...
Wasiirka wasaaradda Dastuurka xukuumadda FS Saalax Axmed Jaamac oo ah shir gudoonka gudiga farsamo ee ka socda dawladda FS,dawlad goboleedyada iyo gobolka...
Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kaas oo...
Duqeyn Hoobyayaal lala beegsaday Saldhig Milliteri oo ay Maraykanka ku leeyihiin Caasimadda Gobalka Kurdistan ee Waqooyiga Iraq ayaa la sheegay inuu Qandaraase...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka hadashay dad u dhashay dalka Turkiga oo lagu dilay weerar ka dhacay waqooyiga dalka...
Magaalada Dirirdhaba ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxaa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay kulan looga hadlay xaaladda amniga ee bariga Itoobiya...
Guddoomiyaha Guddiga Farsamada dowladda Federaalka, dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa faah faahin ka bixiyay Shirka shalay guddiga...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Farsamada ee dowladda Federaalka, dowlad Goboleedyada...