Senator Christopher Kunz iyo Senator Chrisvan Hollen oo xubno ka ah Guddiga Xiriirada Dibedda ee Aqalka Senedka Maraykanka (Foreign Relations Committee) ayaa...
Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed waxaa uu Maanta hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed. Farmaajo...
Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Ambasador Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa fariin muuqaal ah uu soo duubay ugu baaqay Madaxweynaha...
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa uga digay Guddoonka Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka inay qaadaan tallaabooyin lagu dibindaabinayo xasilloonida iyo geeddi socodka doorashooyinka dalka...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah waxaa la filayaa in kulan aan caadi aheyn ku yeeshaan Xarunta...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta dib ugu soo laabtay muqdisho ayaa ka hadlay xaaladaha siyaasadeed ee Soomaaliya,...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maalmihii la so dhaafay safar ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa Maanta waxa uu...
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa kulan wadajir ah oo ay isugu yimaadeen labada aqal ee baaralamaanka dalkaasi waxa uu kaga warbixiyay wixii...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax fiidnimadii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Casimadda dalka, gaar ahaan goob Ganacsi oo ku...