Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab ay maanta ku dileen degaanka Galka-Xarareey ee gobolka Shabeellada Dhexe. Saraakiisha la...
Hal gabar ayaa ku geeriyootay, shan ruux oo kalena waa ku dhaawacmeen shil gaari oo xalay ka dhacay halkii laga raray Kantaroolka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Hindiya Mudane Virander Kumar Paul...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle, Galmudug iyo...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta waxaa uu kulan la qaatay Wakiilo ka socday dhawr iyo Toban waddan oo uu hoggaaminayo...
Kulan u dhexeeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble, Mdaxda dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Maanta ka dhacay...
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu soo dhoweeyay heshiiska Arrimaha Doorashooyinka ee Hoggaamiyaasha Siyaasadda Soomaaliya ku gaareen Magaalada Muqdisho....
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka...
Ururka 7-aad Kumaandooska Xoogga Dalka ee Gor-gor ayaa tababar loogu soo xiray Dugsiga Isparta ee Dalka Turkiga, halkaas oo in muddo ah...
Taliska Ciidanka Xoogga dalka ayaa faah faahin ka bixiyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ahaa Al-shabaab oo laga fuliyay deegaano dhowr ah...