Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Imaaraadka Carabta ay wadaagaan xiriir xooggan oo siyaasadeed, dhaqaale iyo mid dhaqan oo soo jiray qarniyo, iyadoo...
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa sheegay in Soomaaliya xiriirka ugu weyn ay...
Wasiirka Wasaaradda arrimahad dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ku sugan magaalada Dammmaam ee dalka Sacuudiga halkaa oo lagu soo gabagabeeyay shirkii...
Dacwad ka Dhan ah Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa loo Gudbiyey Muuse Biixi Cabdi Waxaana Lagu eedaynayaa Aflagado Joogto ah...
Dowlada Imaaraatka ayaa go’aansatay in ay jiijiso tababaradii iyo taageeradii ay siineysay ciidanka Milatariga Soomaaliya, kadib markii meeshii ugu xumeyd uu gaaray...
Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante oo Khudbad Qiimo leh ka jeediyey Munaasibada Caano-shubka Beel daaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil oo maanta dhacday magaalada...
Hoggaamiyayaasha dalalka xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta ayaa la filayaa inuu goor dhow Shirweynahoodii 29-aad uga furmo magaalladda Dhahraan ee Bariga...
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa laga qaaday xayiraadii ka saarneyd dhaka safarada, kaddib markii horay Xeer Ilaalinta ay ku soo oogtay dambi...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa digniin u jeediyay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir oo xilligan wajahaya culeysyo uga imaanaya Madaxda dowladda,...
Naciima Abwaan Axmed Qorane oo mudooyinkii ugu dambeeyay ku xidhnay magaalada Hargeisa ayaa Saaka waxaa lagu xukumay saddex sanno oo Xadhig. HALKAN...