WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre“Guddoomiyihii Shaqadiisa Qabsan Waaya, Shaqada Halaga Ceyriyo”-Video

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa digniin u jeediyay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir oo xilligan wajahaya culeysyo uga imaanaya Madaxda dowladda, kaddib markii lagu wargeliyay in wixii hada ka bilowda lagula xisaabtami doono shaqadeeda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin cid kasta oo shaqadeeda qabsan weyda ama laab-laab lagu arko, isagoo faray Talisyada Ciidanka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir cidii howsheeda qabsan weyda in shaqada laga ceyriyo.

SOMALI NEWS

To Top