WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Garaad Jaamac Garaad Cali oo si qota dheer uga hadlay Midnimadda Soomaalida iyo cida kala fogeysa had iyo jeer-Video

Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante oo Khudbad Qiimo leh ka jeediyey Munaasibada Caano-shubka Beel daaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil oo maanta dhacday magaalada Carmo ee Gobolka Barri ayaa ka hadlay Sida Bulshada Soomaaliyeed ay walaalo u tahay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in Bulshada Soomaaliyeed ay yihiin Dad walaalo ah oo isjecel, Balse ay kala Fogeeyeen Siyaasiyiin dano gaar ah Jeebka ku sita, Wuxuuna Tusaalle usoo Qaatay sida Munaasibadan looga soo wada Qayb galay. Soomali waxba iskuma Qabto, Walaalnimada waxaa laga dareemayaa Golahan, Cidii Xadhkaha lagu kala xidhay ka furi lahayd ayay doonaysaa ”

SOMALI NEWS

To Top