WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Saleebaan Cali Koore oo si aan kala joogsi lahayn u caayaya masuuliyiintii hore ee Somaliland iyo dacwad ka dhan ah oo Muuse Biixi gaadhay-Video

Dacwad ka Dhan ah Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa loo Gudbiyey Muuse Biixi Cabdi Waxaana Lagu eedaynayaa Aflagado Joogto ah isaga oo Wasiir ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Jaamac Yuusuf Axmed oo Hore Xilal Kala Duwan uga Soo Qabtay Maamulka Somaliland ayaa Noqday Qofkii ugu Danbeeyey ee Saleebaan Cali Koore Dhibane u Noqda Waxaana Kasii Horeeyey Cali Sandulle.

SOMALI NEWS

To Top