Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in ay ku guulaysteen tijaabinta gantaal hawada ku qaban kara gantaalaha qaaradaha iskaga gudba ee ay dhici karto...
Wararka aan ka heleyno Dekadda Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in maamulka Jubbaland uu dib u bilabay dhoofinta Dhuxusha. Wararku waxa ay sheegayaan...
Taliska ciidamada Amisom ayaa shaaca ka qaaday iney duulaan ku yihiin AlShabaab-ka ku sugan gobollada Koofurta Soomaaliya. Shir Jaraa’id oo uu Muqdisho...
Tan iyo markii la qarxiyay diyaaraddii Daallo Airlines, waxay shirkadda duulimaadka Turkish Airlines iyo ciidamada booliska ee ka howlgala garoonka diyaaraddaha Muqdisho...
Warark aan ka heleyno Magaalo Xeebeedka Berbera ayaa waxa ay sheegyaan in lagu arkay Fuustooyin ama haamo ay ku jiraan Sun farabadan...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cali C/laahi Cosoble oo maanta yidhi Hadaan Maamul goboleedyada nahay waa nasugaysaa dhisida Khaatumo State Yaan la ilaawin waana...
Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir ayaa si weyn uga hor yimid go’aankii Golaha wasiirada ee lagu xadidday ilaalada iyo hubka ay magaalada...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay la-taliye cusub oo uu yeelanayo. La-taliyaha cusub ayaa madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsanaan doona Arrimaha dhaqaalaha...
Beelaha walaalaha ah ee Baharsame & Qayaad ayaa maanta Maxkamada shareeco uga furmataya magaalad Laascaanood ee G/sool Beelahan ayaa Iska soo Xulay Ergo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cai Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Beesha Caalamka oo ujeedadiisu ahaa inuu warbixin...