WARARKA SOOMAALI

DAAWO: Sunta Nugliyeerka oo goordhow lagu arkay Magaalada BerBera & Cabsi xoogan oo…

Warark aan ka heleyno Magaalo Xeebeedka Berbera ayaa waxa ay sheegyaan in lagu arkay Fuustooyin ama haamo ay ku jiraan Sun farabadan taas oo Badda ay soo tuftay.

Fuustooyinkaan oo aan la ogeyn halka ay ka keentay Badda ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay ku jiraan Sunta NUCLEARKA, sida ay sheegayaan dad Goob joogayaal ah.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska Maamulkaasi Somaaliland ayaa hada Goobta ku sugan kuwaas oo baaraya waxa ay tahay Suntaan.

Shirkadda Imaaraadka ee gacanta ku haysa dekadda Berbera ayaanan war kasoo saarin arintan, waxaase laga digayaa in caafimaad daro xoogan ay kusoo wajahan tahay dadka deegaanka kadib dhacdadaan cusub.

SOMALI NEWS

To Top