Guddiga hirgelibta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ku qabtay doorashada Shan kamid ah kuraasta Golaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay ku wajahan yihiin...
Taliyaha Ciidamada qeybta 27aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Axmed Maxamuud Calasow (Tareedisho) ayaa sheegay in howlgallada oo ah kuwo Amniga lagu...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Axad ah Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ku...
Guddiyada doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland iyo kuwa Galmudug ayaa shaaciyay Jadwalka doorashooyinka kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda...
Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Cabdifatax Aadan Xasan oo warbaahinta kula hadlay gudaha Suuqa Bakaaraha ayaa shegay in aysan aqbali doonin in amar kale...