Home » ciyaaraha You are browsing entries filed in “ciyaaraha”

Naadiga FC ELMAN oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Widhwidh ka dib guul ay ka hoyiyeen ciyaar ay la galeen Naadiga ILAY oo ka jira G. Togdheer

Horufadhi Media (Widhwidh) Waxaa manta magaalada Widhwidh si heer sare ah loogu soo dhaweeyey kooxda ciyaaraha kubada cagta ee FC ELMAN oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee magaalada Widhwidh, Waxaana lagaga hor tegay meel hilaadii 5mr dhanka waqooyi galbeed kaga beegan magaalada Widhwidh, kooxdan oo ciyaar saaxiibtinimo la yeelatay kooxda ILAYS oo ka […]

August 12th, 2016 | Posted in ciyaaraha,wararka | Read More »

Deg Deg Shirweyne Beesha Guleed Garaad Uga Furmi Doona Widhwidh Oo Lagu Dhawaaqay Maanta

  Horufadhi Media (Widhwidh) Waxaa maanta magaalada Ballicad lagaga dhawaaqay Shirweynaha Guud ee beesha guuleed garaad uga furmi doona magaalada widhwidh waxaaana shirkaasi shaaciyey cuqaasha iyo waxgaradka beesha guuleed garaad oo ayaamahanba isaga kala dabqaadayey qaar ka mid ah deegaanada ay beeshu degto sida Ballicad, Banyaal iyo Widhwidh oo ah hada goobaha ay Ergooyinku isugu […]

July 28th, 2016 | Posted in ciyaaraha,fikradaha,suugaan,wararka | Read More »

Roobabka Guga oo K Curtay Deegaano bada oo ka Mida Waaqooyiga Bariga Somalia

Guud ahaan dhulka Soomaalida intiisa badan oo Bilihii u danbeeyey la ildarnaa abaaro aad u xoogan oo degaanada qaar ah sida Gobalka Awdal sababtay dhimashada tiro dad ah, ayaa iminka laga dareemayaa curashada roobka guga oo ay mudo dheer si aada u sugaayeen dadweynaha Soomaaliyeed.   Degaanada Sida aadka looga dareemaayo xili roobaadkan waxaa kamid […]

April 10th, 2016 | Posted in ciyaaraha,wararka | Read More »

Xarunta Daryeelka ee Lasanod Manhal Mental oo Dib u habayn lagu Sameeyey‏ (Warbixin)

Dadka qaba xanuunka loo yaqaan dhimirka ama waalida ayaa la sheegayaa in sanadihii la soo dhaafay si weyn ugu soo badanayeen gudaha Soomaaliya, sababta keentey kor u kiciddda cudurka dhimirka ayaa loo badinayaa, dhaqaale xumada dalka ka jirta, shaqo la’aanta, mukhaadaraadka iyo dowlad la’aanta Soomaaliya ku habsatey muddada dheer. Hadaba , Waxaa Laascaanood bilooyinki ugu […]

April 5th, 2016 | Posted in ciyaaraha,fikradaha,wararka | Read More »

DNO company must stop Mining Work in Northern Somalia

It is unfortunate and illegal to carry out unauthorized mining work in volatile region of Somalia without permission of central government and local people . Such illegal activities will result armed conflict and displacement of rural inhabitants of that affected areas. UN monitoring group on Somalia has repeatedly warned unregulated mining and oil exploration will […]

December 13th, 2015 | Posted in ciyaaraha,english news,wararka | Read More »

Daawo.Gudoomiyaha Naadiga ay ku Midoobeen Hablahada Dugsiyada SARE ee Gobolka Sool oo Waraysi Xiiso badan Siiyay TV Somali News TV-VIDEO.

Gudoomiayah Naadiga bandhiga Runta & Ra’yiga  Samiira Cali Cumar ee magaalada Laascaanood ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siisay TV Ga Somali News Xafiiskiisa Magaalda Laascaanood. Gudoomiyaha Naadigan oo nadiga ay hogaaminayso ay yihiin naadia ay ku bahoobeen Habalaha dugsiyada Sare ee Laascaaood , kuwaasoo ka shaqeeyaa wacyi gelinta iyo horumarka dhallinyarada dhinaca waxbarashada ayaa la aas […]

November 12th, 2015 | Posted in ciyaaraha,suugaan,wararka | Read More »

MUUQAAL: Barnaamij Laga Diyaariyey Lascanod, Duruufaha adag ee danyarta

Daawadayaasha ku xidan Shabakada Horufadhimedia, Waxaanu halkan diinu soo gudbinaynaa muuqaal muujinaya Duruufo adag oo laga diyaariyay dadka dan yarta ah ee ku dhaqan magaalada Laascaanood . HALKAN KA DAAQO MUUQAALKA  CALOOL XUMO AH  Barnaamijka Muuqaalka Bulshada oo ah kii Sadexaad ee Laba Tobodobaad gueheed laga diyaariyo gudaha magaalada Laascaanood ayaa diirada lagu saaray noloshada dadka Danyarta […]

November 4th, 2015 | Posted in ciyaaraha,english news,fikradaha,wararka | Read More »

Daawo:Barnaamijkii Ugu Qorxoonaa ee Laga Diyaariyo Boholaha Xargaga ,Dooxada Siixowle , Dooxada Tifafle, iyo Xoolaha Dhaqada G Sool

Halkan waxanu idiinku soo gudbinaynaa muuqaal aad u qurux badan oo laga diyaariyay goobo muhiima oo ku yaalla gobolka Sool . Barnaamijka Muuqaalka Bulshada oo ay daadihinayso Wariye Hibaaq Iidle ayaa soo baxay Todobaadkii labaad , iyadoo barnaamijkani uu diirada Saaray Taariikhdii Boholaha Xargaga ,iyo waxyaabaha lagu xasuusto bohlahani , Sidoo kale waxaa  Cameradu ay […]

October 28th, 2015 | Posted in ciyaaraha,diinta,suugaan,wararka | Read More »

WAR CUSUB:- Isimadii Puntland & Jubbaland ee Burtinle Joogay oo go’aamiyay halka la dhigayo gogasha nabadaynta Colaadda Hawdka (Sawirro).

waxaa Xalay Shir ka dhacay Degmada Burtinle socdayna galabta Ilaa caawa 8:30 Fiidnimo lagu go’aamiyay halka la dhigayo gogosha nabadaynta beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamay hawdka u dhexeeya Gobollada Sool & Nugaal. Isimo ka kala yimid Gobolada Puntland & Jubbaland, ergooyin kala matalaya beelaha dagaalamay ay wada qaateen in gogosha nabadaynta la dhigo deegaanka […]

October 17th, 2015 | Posted in ciyaaraha,fikradaha,wararka | Read More »

Arag: Sawir Qaade Shiinees ah oo qaab qosol badan dhulka ugu riday Usain…

usain Bolt , ayaa mar kale guul muhiim ah gaaray , waxa uuna ku guuleestay tartanka 200 ee mitir , tartankan ayaana ka socda dalka Shiinaha oo sanadkan marti galinaya World Athletics Championship. Orodyahanka caanka ah Usain Bolt , ayaa xili uu dabaal dag ku jiray waxa uu la kulmay dhacdo layaab leh kadib markii […]

August 30th, 2015 | Posted in ciyaaraha,wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • NINA: dhulbahnte in dhexdooda ay badawnimo isku caayaan ma aha buuhoodle taariikhda halgankii soomaaliyeed baa...
  • NINA: wafdigii gurmadka ahaa iyo shacabkii buuhoodle ee is arkay ayaa markii loo dulqaadan kari waayey laga soo...
  • NINA: maamulka degaanka soomaalida itoobiya waa waajibkiisa inuu deeqda xaqooda soo gaadhssiyo buuhoodle inta xadaka...
  • NINA: kan waa sambac ciyaalka xaafada ah.mr shuluq burtinle.horta burtinle saw xuduuda galmudug ma aha kkkkkk
  • Ceegaag: Qoftan Huruuse wadata waa iidoore hallayska ilaaliyo! Fiiri, dhabayaco waa tolkeey ee waxba ha ii bahalo...