Home » May 27th, 2015 Entries posted on “May, 2015”

Deg Deg Daawo Muuqaalka Faahfin Kasoobaxday Shirkii Coodanle Sababaha Dib Uriday Horgalayaal Lagasoosaaray Shirka

waxaa maanta hakaday shirkii beelaha baraiga burco iyo buuhoodle kaaasi oo ka furmi lahaa tuulada coodanle ee gobolka cayn wararaysi uu siyey saxaafada madaxa banaan weriye cali cismaan yusuf oo kamida warbaahinta gobolka cayn ayaa sheegay in shirkaasi uu hakaday sababo sahlan awgeed HALKAN KADAAWO MUUQAALKA waxaana xusid mudan in shirkaasi uu furmayo beri ilaa […]

May 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Madaxa Dalka Soomaliya Xasan Shiikh Booqday Xoogaga Cidamada Wadanka Soomaliya Astaantooda Oo Uu Qabay

Madaxweynaha wadanka soomaliya xasan shiikh maxamuud ayaa booqday taliska ciidamada xooga dalka soomaliya kaasi oo ku yaala gobolka shabeelaha hoose madaxweynaha wadanka soomaliya ayaa cidanka xooga dalka soomaliya qudbad dheer u jeediyey isagoona sheegay in ciidanka xooga dalka soomaliya ay ilaa liyaan nabada iyo xasoolinada nadabaada umada soomaliyeed taasna lagu gaadhayo hanaanka dowldnimo xasan sheekh […]

May 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Dhagayso: Dawladda Khaatumo oo go’aan ka soo saartay isgaadhsiinta ka hawlgasha deeganada SSC.

Golaha wasiirada ee maamulka Khaatumo ayaa go’aamiyey inay mudo 14 maalmood ah isku soo diiwaangeliyaan dhamaan shirkadaha isgaadhsiinta ee ka hawgala dhulka Khaatumo State, wasiirka wafrfaafinta Ahmed Mogamed Hassan ayaa dhaleeceeyey shirkada Telesom oo uu sheegay inay la xidhiidheen balse ay si mas’uuiyad daro ah ula dhaqmeen. HALKAN KA DHAGAYSO WAREEGTADA…. Waxa uu ugu baaqay […]

May 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Dowlda Soomaliya Go,aan Adag Kaqaadatay Maamul Usamaynta 18 Gobol Ee Soomaliya

dowlda soomaliya ee madaxda kahay madaxweynahay wadanka soomaliya xasan sh maxamuud ayaa sheegay in 18 gobol ee soomaliya ay isku mid yihiiin isku xaquuq yihiin meelkasta oo soomali jiigtana ay isku mid yihiin madax weynaha wadanka soomaaliya xasan sh  maxamuud ayaa sheegay in dowlda soomaliya ay diyaar u tahay wax kasta oo umada soomaliyeed dan […]

May 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Dawo: C/Weli Sh oo ka waramaya ariamah doorashooyinka, midnimada dalka, Khatumo, shirka Cadado+ Madashiisa{VIDEO}.

R/Wasaarihii hore ee Soomaaiya Abdelweli Sh AHmed Mohamed ayaa waraysi dheer oo uu siiyey Barnaamijka Xaashi iyo Xogra Amerika ee ka baxa tvga caalamiga ah ee KALSAN kaga hadlay arimo badan oo la xidhiidha guud ahaan dalka Soomaaliya, sida Qaabka doorashadu noqonayso, aragtidiisa Khaatumo State, waxa uu ka qabtay dagaaladii Khaatumo lagu qaaday, Midnimada dalka, […]

May 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Shirkada Telesom oo Khadkii Internetka ka ka jartay xarumihii maamulka Khaatumo ee Saaxdheer.

Shirkada Telesom ee isgaadhsiinta ayaa khadkii ka goysay goobo ku yaala magaalada Saaxdheer ee gobolka Sool oo ah xarunta maamulka Khaatumo State. Goobaha ay shirkadu adeega isku xidhaha ka jartay waxaa ka mid ah Qasriga Garaadka guud Garaad Jamac Garaad Cali iyo meelo kale oo warbaahinta halkaas ka hawlgashaa adeegsan jireen. Shirkada ayaa ku Eedeysay […]

May 27th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Muqaal Argagax Leh Qaxootigii Soomaaliyeed Ee Yemen Oo Lagu Cunsiriyeeyey Berbera, Harraad & Gaajana Ugu Dhimanaya Halkaas. {VIDEO}.

Magaalada Berbera waxa dhibaato xoogan loogu gaystay shacab Soomaaliyeed ee ka soo cararay dagaallada Yemen ee markii hore ay ugu qaxeen dagaalladii Soomaaliya, Haween, Carruur, dhalinyaro, dad da’a ah ayaa dhammaantood muuqaalkan ka sheekaynaya sida loogu dhibey halkaas, ayagoo sheegay in Harraad, Gaajo iyo Cunsuriyad baahsan lagu hayo, waxayna ku dhaaranayaan inaysan qaarkood dhawr beri […]

May 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Hubkii Jubbaland oo si rasmi ah loo soo bandhigay noocyadiisa & Sababta loo bixiyey{SAWIRO Badan}.

Dawladda Imaaraadka ayaa hubkii ugu badnaa ee ay siiso maamul goboleed ku wareejisay maamulka Jubbaland ee koonfurta dalka Soomaaliya, ayadoo dekedda Kismaayo laga dejoyey baabuur casri ah oo ah nooca ay isicmaalaan ciidamada AMISOM ee Soomaaliya u jooga nabad ilaalinta. Madaxweyne Ahmed Maxamed Islaam ayaa ka mahadnaqay hubkan casriga ah, wuxuuna sheegay inuu qayb ka […]

May 26th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

UNSOM PRESS STATEMENT: UN Special Representative for Somalia condemns attack on Somali MPs‏.

Mogadishu, 24 May 2015 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG), Nicholas Kay, condemned an attack on two Somali MPs and their driver in Mogadishu yesterday and reiterated the United Nations continuing support for the work of the Federal Parliament. Mr Yusuf Muhammad Dirir, a Member of the Federal Parliament was […]

May 24th, 2015 | Posted in english news | Read More »

Vedio Gudoomiyaha Jaamacad Nugaal Pro C/risaaq Lafoole oo ka Hadlay Horumarka Jaamacadu ay gaadhay iyo Heerka Waxbarashada

Pro: Abdelrisaaq Maxamed Aadan {Lafoole} oo ah gudoomiyaha jaamacada Nugaal ee Laascaanood ayaa ka hadlay arimo dhawr ah, oo la xidhiidha jaamacada iyo qaabka ay uga madaxbanaan tahay siyaasada, Lafoolle oo hadalkiisu dabasocday hadal dhawaan warbaahinta laga sii daayey, ayuu sheegay in jaamacadu siyaasad ka madax banaan tahay isla markaana aysan xuduud lahayn, wuxuuna sheegay […]

May 24th, 2015 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • dhunkaal: hadjakhley INA waran cadde weligiisba meelaha daciifka ah ayuu ka hadlaa waa doorshan ama xaar walwaal...
  • Fardojaan: Mahadsanid Sida Fudud Ee Aad Xilka Uga Tagtay Buuq La,aan. Waa Dimuqraadiyad in Qofku Is Casilo hadii Uu...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MIYAA SOCDAALKANI?
  • ahmed: ha bakhlayso waa iidoor iyo bakhdiisii adeer adiga oo iidoor ah miyaa imaan kara garoowe adiga biixi toona ma...
  • ahmed: Cid fahamtay ma jirto waxa aad soo qortay oo tirade badan madax iyo majo ma leh