Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa saaka oo Axad ah dil toogasho ah ku fulisay Cabdisalaan Cali Axmed oo dhawaan magaalada Guriceel ee...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa lagu meelmariyey hindise sharciyeedka Dad-dhigista iyo tirakoobka xaaladaha madaniga ah....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga Qaran oo Maanta...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta oo sabti ah magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha ka jira deegaanada Jubbaland....
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay deegaanka Caano-yaskax oo ka tirsan Degmada Garoowe, Iyadoo...
Khasaaro hantiyadeed oo farabadan ayaa ka dhashay Dab xooggan oo xalay fiidkii hore ka kacay Suuqa degmada Xamar-weyne ee magaalada Muqdisho, dabka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Safar shaqo oo Maalin ah ku tagay dalka Burundi, halkaas oo uu kulammo kula...
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku tagay dalka Mareykanka muddo lix sano ah, kaddib markii madaxweynaha Mareykanka Joe Biden...
Ugu yaraan 8 qof ayaa ku geeriyootay fatahaadda wabiga Shabeelle ee magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, 24-ktii saac ee la soo...
Kadib Kulan ay Maanta ku yeesheen Magaalada Garoowe Daladda Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa waxaa ay soo saareen jadwalka doorashada Maamulka Puntland oo...