Muqdisho (HM) – Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay, Mudane Abuukar Cusmaan (Abuukar Balle) oo dhowaan loo doortay gudoomiye ku xigeenka kulanka 75aad...
Muqdisho (HM)-Dalka Hndiya gaar ahaan gobolka gobolka Uttar Pradesh, waxaa ka dhacday arin dad badan layaab ku noqotay, kadib markii nin kunool gobolkaasi...
Muqdisho ( HM) Raysalwasaarihii hore Soomaaliya , Hadana ah Musharax Madaxweyne Xassan Cali Kheyre ayaa la kulmay Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi...
Muqdisho (HM) – Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad oo ka hadlayey munaasabad loo qabtay Madaxweynaha Puntland ayaa...
Muqdisho ( HM) Madaxwaynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa Khudbad ka jeediyey Munaasibad markale lagum caleema saaray oo lagu qabtay Muqdisho...
Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helnay Ilo wareedyo kala duwany ayaa sheegaya in Madaxtooyada Soomaaliya ay qorsheyneyso inay dib u...
Hargeysa (HM)-Somaliland ayaa shaacisay inaysan qeyb ka ahayn, islamarkaana waxba ka khuseynin heshiiskii doorashadda ee 17-kii bishan Muqdishi ku saxiixdeen Dowladda Feeraalka...
Kismaayo (HM) – Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar culus oo saaka aroortii hore dagaalyano ka tirsan...
Muqdisho (HM)-Beesha caaalamka ayaa weli ka aamusan heshiiskii dhameystirka hannaanka doorashada ee dhawaan ay Muqdisho ku gaareen dowladda federalka Soomaaliya iyo dowladdaha...
Muqdisho (HM ) Cabdiraxmaan C/shakuur Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay heshiiskii siyaasadeed ee doorashada...