Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Mareykanka, Donlad Trump, ayaa la sheegay in uu ku faanay in uu isagu badbaadiyey dhaxal-sugaha Sacuudiga, Maxamed bin Salmaan, kadib...
Garoowe (HM)-Gabadh dhimirka ka xanuunsanaysa oo 16 jir ah ayaa kufsi wadareed loogu kufsaday magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland, sida ay...
Hargeysa (HM)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya boqolaal katirsan ciidanka ammaanka ee maamulka Somaliland oo maalmihii ugu dambeeyey lagu soo daad...
Kismaayo (HM)-Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ku amray laamaha ammaanka inay keenaan baaritaanka dhacdooyinkii u danbeeyay ee dhinaca Amniga...
Hargeisa ( HM ) Wasiirka arrimaha dibedda Taiwan Joseph Wu ayaa sheegay inay cadaadisyo xoogan kala kulmeen xiriirka cusub ee ay la...
Muqdisho (HM)-Iyadoo saaka lagu waday inuu Madaxtooyada Villa Somalia uu ka furmo Shirka Wadatashiga ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo...
Muqdisho (HM) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maaxmed Cabdi Waare ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynayasha Jubbaland iyo Puntland, xilli uu maanta...
Muqdisho (HM)-Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax xooggan oo Maqribkii ka dhacay maqaayad ku taalla bar koontarool oo laga ilaaliyo Madaxtooyada...
Hargeysa (HM) – Maamulka Soomaliland ee uu hoggaamiyo Muuse Biixi ayaa maanta si rasmi ah xafiis diblumaasiyadeed uga furatay Taiwan, kadib markii ay...
Hargeysa (HM)-Iyadoo maalmihii u dambeeyay xiisad culus ka taagneyd Soomaliland gaar ahaan Xisbiga Talada Maamulka Soomaliland haye ee Kulmiye ayaa waxaa cirka...