WARARKA SOOMAALI

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta codka u qaadi doona ra’iiisul wasaaraha cusub.

Muqdisho (HM)-Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay codka kalsoonida u qaadaan Ra’iisul wasaaraha magacaban ee Soomaaaliya Maxamed Axmed Rooble, oo dhawaan uu xilkaasi loo magacaabay.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa la filaayaa inuu Khudbad ka jeediyo kulanka Baarlaanka isaga oo waydiisan doona xubnaha inay codka siiyaan Ra’iisul Wasaaraha sidoo kalena arrimaha uu kala hadlayo waxaa kamid ah meel marinta heshiiskii doorashada ee ay dhawaan gaadheen Madaxda maamulada, gobolka Banaadir iyo kuwa Federaalku.

Horufadhi News

SOMALI NEWS

To Top