Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Sahal Maxamed Sahal ayaa waxaa habeenkii xalay aheyd lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada, sida...
Waxaa xalay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday fanaaniinkii weynaa Allaha u naxariistee Marxuum Max’ed Aadan Shamuuri oo ka tirsanaa hobolada...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo weli ku sugan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa Maanta kulan la qaatay...
Xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka ayaa baabi’iyey heshiis Shirad Ganacsi uu Wasirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe uga kireeyay Maqaayad...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Cabdixakiim Xasan Ashkir oo ay ku weheliyaan Agaasimaha Guud Bay’adda ee Xafiiska RW...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada iyo beerahaee FAO iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilaabay wada-hadaladii ugu horreeyay ee loogu diyaargaroobo...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga ee deegaanada Maamulkaas oo Maanta ka dhacay...
Dowladda Ingiriiska ayaa xaqiijisay in mas’uuliyiinteeda ay billaabeen wadahadallo ay la yeelanayaan wakiilo sarsare oo ka tirsan Taalibaan kaas oo ku qotoma...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku sameeyay dhismaha Wadada dheer ee...
Muwaadin Soomaali ah ayaa waxaa loo magacaabay maxkamadda Khilaafyadda ganacsiga iyo ICC Afrika. Guleed Yusuuf oo haysta culuunta shraciyadda ee Jaamacadaha Warwick...