Madaxweynaha Puntland ayaa mid mid u sharraxay shirarkii kala duwanaa ee looga hadlay hannaanka doorashooyinka dalka, sababaha keenay in ay fashil ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan dhaqan-gelinta talo-soojeedintii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay geerida ku timid Fanaanadii Faadumo Cali Nagruuma oo...
Waxaa dhowr daqiiqado kahor Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya gaar ahaan Isbitaalka Martiini ku geeriyootay Fanaanadii Faadumo Cali Nagruuma oo ka...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax barqanimadii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka gaar ahaan degmada Hiliwaa oo jugtiisa...
Waxaa si rasmu ah duulimaadyadooda dib u billaabay shirkadaha diyaaradaha Caalamiga ee Turkish Airline, Ethiopian Airways iyo Uganda Airline kuwaasoo hakiyay duulimaadkooda...
Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa uu kulan uga socdaa Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda ee xilka sii-haya,...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo shalay soo gaaray Muqdisho ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxweyneyaashii hore...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay Qoraalkii shalay kasoo baxay dowladda Imaaraadka Carabta ee dowlad KMG ah ugu yeertay Dowladda...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay walaaca xaaladda dalka ka ay muujiyeen dalalka xiriirka la leh dowladda ee ku aadan is marin...