Hotelka Decale oo ku yaal garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu shir uga furmay Ra’iisul Wasaare Rooble, Midowga Musharaxiinta,...
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi saraakiil ciidan ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta ah gaaray Magaalada...
Waxaa magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah Gobolada dalka kusii faafaya cudurka safmarka ah ee Covid-19, waxaana maalinbo maalinta ka dambeesa sii...
Guddiga doorashooyinka 2021-ka ayaa si faah faahsan uga hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan doorashooyinka, wadada-hadallada socda iyo heshiiskii dhex-maray xukuumadda iyo xubnaha...
Abaanduullaha Guutada 10aad Col. Cismaan Sheikh Cabdi Qorax ayaa kormeeray Saldhiga Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, isagoo u kuurgalayay xaaladda amni ee...
Ra’iisul Wasaaraha xilka siihaya ee Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo isniin ah in uu Magaalada Muqdisho kulan...
Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa habeenkii xalay aheyd howlgal ballaaran ka sameeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, waxaana laga...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareysay weerar kooxda Xuutiyiinta Yemen ku qaaday Magaalada Riyaadh ee Caasimadda dalka Sacuudiga iyo magaalooyin...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa nabadsugida dowladda ee dharcadka oo duhurnimadii Maanta...
Sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qadka Internet-ka gaar ahaan aalada fogaan aragga ee ZOOM-ka kulan gaar...