Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, doorashada dhaceysa iyo khilaafka xoogan ee u dhexeeya...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda dowlad Goboleedka Puntland Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan) sheegay in khilaafka u dhaxeeya Farmaajo & Rooble uu salka ku...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Shil gaari oo xalay ka dhacay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, kadib markii gaari...
Waxaa goordhow fowdo iyo buuq ay harreeysay doorashada kursigii labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee Caawa ka socotay Magaalada Jowhar...
Qoraal uu goor dhow soo saaray Agaasimaha Warfaafinta Villa Somalia ayaa lagu sheegay in dib loo dhigay shirkii guddiga amniga Qaranka ee...
Wakiilka Xogahaya Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa xubnaha Golaha Amniga ee QM warbixin ka siiyay xaaladda guud ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo sabti ah guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha oo ka qeyb galeen Wasiiro...
Dagaal xoogan oo u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Puntland iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa uu...
Midowga Yurub ayaa ugu baaqay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble inay soo afjaraan khilaafka siyaasadeed ee maalmihii dambe ciirka...
Wararka aan ka heleyno deegaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduud ee Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas daqiiqado kahor dil loo geystay...