Guddiga hirgalinta Doorashada Hirshabeelle ayaa shaaciyay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka deegaan doorashada labaad ee Magaalada...
Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaa maanta lagu qabtay doorashada kursi kaas oo ka haray mid hore loo doortay, kadib markii...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa shaaciyay khasaaraha rasmiga ee ka dhashay qaraxyadii Is-miidaaminta ahaa ee fiidnimadii xalay ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda Janaasada ku tukaday maydka...
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Galmudug ayaa maanta xukunno isugu jira dil iyo xabsi ciidan ku ridday Askar ka tirsanayd Ciidamada booliiska,...
Midowga Yurub ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Magaalada Baledweyne, kaas oo lagu dilay Xildhibaanad Aamina...