Shilka oo ah mid gaari, isla markaana geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Libow oo...
Kusimaha Madaxweynah ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxa Kooxda Ilaalinta...
Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka la dhigo oo meelaha fog fog laga hago ayaa Ciidamo katirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM,...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Pakistan ayaa waxaa uu ka badabaaday isku daygii lagu rabay in xilka lagaga xayuubiyo. Guddoonka Baarlamanka Pakistan ayaa waxaa...
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa weli Magaalada Muqdisho ka wada bixinta shahaado siinta Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab ay wehliyeen ciidamada daraawiishta Galmudug ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaano ku yaalla Gobolka Mudug kusoo qabtay...
Duqa Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland Cabdikariin Axmed Mooge ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha hantiyadeed ee uu geystay Dabkii habeen hore...
Ra’iisul Wasaaraha dowladda Ingiriiska Boris Johnson ayaa dareenkiisa la qaybsaday Shacabka Somaliland ee xalay masiibada dabku ku habsatay gaar ahaan gubashada suuqa...
Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay ka wada hadleen khasaaraha hantiyeed...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guleed Khadar ayaa waxaa ka hadlay dabka khasaaraha badan dhaliyey ee ka kacay Suuqa Waaheen...