Ciidamada Midowga Yurub ee la-dagaalanka burcad-badeedda Soomaalida ayaa shaaca ka qaaday in rag hubeysan oo burcad-baddeed Soomaali ah ay afduub u geysteen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay wiilkiisa curudka oo dhawaan shil gaari ku dilay nin...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay guusha taariikhiga ah ee u soo hoyday...
Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF ayaa si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyey lacagihii deymaha ahaa ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii guud ee Akademiyada Cilmiga Fanka iyo Suugaanta Cabduqaadir Nuur...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu ku guddoomiyey Shirka Amniga Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in xafiiska Ra’iisul Wasaaruhu uu hormuud u noqdo isbeddelka iyo hannaanka dowladnimada casriga...
Inta la xaqiijiyay shilkan ayaa waxaa ku geeriyooday ilaa Afar Ruux halka lix kale ay ku dhaawacmeen kadib shil gaari oo ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa maanta in uu Xarunta Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobe ka furo...
Maxkamada Dastuuriga ah ee dowlad Goboleedka Puntland oo burisay Go’aankii maalmo kahor Golaha wakiillada Maamulkaasi Puntland ay muddo kordhinta halka sanno aheyd...