Wararka igu danbeeyay ee naga soo gaadhay degmada Xamar lagu xidh ee Gobalka cayn oo uu dhawaan ka dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka...
Madaxwaynaha Cusub ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Markii Xilkaasi loo doortay ee la Dhaariyey wuxuu Jeediyey Khudbad Koona...
Axmed Ducaale Geelle Madaxweynaha cusub ee Galmudug waxaa ku dhashay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, 8-dii bishii July sanadkii 1949-kii, iyadoo...
Waxaa hada soo dhamaatay Doorashada Madaxwaynaha maamulka Galmudug oo ay Wareega Labaad isugu soo baxeen Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) iyo Axmed Cali...
Doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa goor dhow ka bilaabatay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxaana codeynaya xildhibaannada baarlamaanka ee maamulkaasi. Doorashada ayaa...
Mashruuca wayn ee maracato oo la xadhig jarey Kadibna maxadaxda degaanku dabaal ku kala hadhey ! HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Madaxda degaanka...
Magaalada Cadaado waxaa ka socota Diyaar Garowgii ugu dameeyay ee Doorashada Madaxwaynaha Galmudug, Waxaana Xiligan ka socda Olole xoogan oo u dhexeeya musharixiinta...
Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo kamid ah Baarlamaanka maamulka Jubaland oo dhowaan laga Masaafuriyey magaalada Kismaayo, ayaa Maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada...
Maamulka Hargeysa ayaa gabi ahaanba joojiyay maalint ay aad ugu dhaganaayeen isla markaana ay aad ugu faani jireen wasiirka warfaafinta maamulka Hargeysa...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah-furay kulan wadatashi labo cisho ah oo ay xubnaha Golaha Wasiirada ku dar-dargelinayaan waxqabadka...