WARARKA SOOMAALI

Daawo:Maamulka Somaliland oo ku dhawaaqay in ay Joojiyeen gabi ahaanba Maalinta18-ka May iyo sababta-Video

Maamulka Hargeysa ayaa gabi ahaanba joojiyay maalint ay aad ugu dhaganaayeen isla markaana ay aad ugu faani jireen wasiirka warfaafinta maamulka Hargeysa Cadaani oo maanta warbaahinta kula hadlayey magaaladan Hargeysa ayaa sheegay in maamulka Somaliland uu gabi ahaanba joojiyey maalinta 18-ka May oo Hargeysa oo degaanada maamulkaas looga yaqaano maalin qaran.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Maalintan uu maamulka Somaliland ku dhawaaqay in uu joojiyay ayaa dhanka kale waxay ugu astaysan tahay guud ahaan Deegaanada SSC iyo maamulka Khaatumo maalinta Qashin Gurka iyo Nadaafadda deegaanada Khaatumo 18-ka May.

Lama oga ilaa hadda sababta mamulka Fashilka ah ee Hargeysa ku qasbay in ay ka taanaasulaan maalin markii horeba ay xamaasad iyo Soomaali naceyb u aabaabuli jireen balse waxay u muuuqataa sanadkan in Xisbiga Kulmiye oo Lacagtii Debaal dega ku beegtay Doorashada si uu Xisbiga wadani uga adkaado,Balse waxay ku marmarsoodeen in lacagtii iyo Kharashkii ku bixi lahaa malintaas abaaraha loogu deeqay.

Wararka Horufadhi.com

SOMALI NEWS

To Top