WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xildhibaan Dhawaan Kismaanyo laga Masaafuriyey oo aan waxba u reebin Axmed Madoobe iyo Sirtii Jubaland-Video

Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo kamid ah Baarlamaanka maamulka Jubaland oo dhowaan laga Masaafuriyey magaalada Kismaayo, ayaa Maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay in Siyaasad Fadhiid ah lagu Hogaaminayo Maamulka Jubaland, Islamarkaana wuxuu ku dhowaaqay Garab Mucaarid ah ku ah Xukuumada Jubbaland, Wuxuuna Eedihii ugu Balaadhnaa usoo jeediyey Madaxwaynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) Isagoo Xusay in Diyaarad uu ka degi waayey Isaga iyo Xubno kamid ah Qoyskiisa Sida uu hadalka u dhigay, Islamarkaana uusan ka Hadlin Safaradiisa.

SOMALI NEWS

To Top