Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb ayaa waxaa si diirran u soo...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlaaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in uu maalinta berri ah ku wajahan yahay magaalada Dhuusamareeb...
Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay si adag u cambaareynayaan weerarkii lagu qaaday Hotel Afrik oo ay dad badani ku dhinteen ama...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusanareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo uu ku...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug, iyadoo halkaas...
Al-shabaab ayaa sheegtay in bartilmaameedka koowaad ee weerarka lagu qaaday Huteel Afrik uu ahaa Janaraal Maxamed Nuur Galaal oo kamid ahaa dadkii...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Maanta hortegay kulan ay yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulkaas, kaasi oo ka dhacay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay inuu hortegayo Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee muddo xileedku 27-kii bishii December...
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay Shirka Maanta Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada uga furmaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda...