Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa lagu dilay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka jubbada Hoose, kadib markii xalay qarax miino...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey Golaha Xukuumadda...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay qaraxyo aad u xoogan oo gelinkii dambe ee Arbacada 30 December ee sanadkii 2020...