Home » March 31st, 2018 Entries posted on “March, 2018”

Daawo:-Sanad Guuradii Isbitaalka Dhimirka ee Buuhoodle oo la xusay iyo isimadda dhaqanka oo ka qayb galay-Video

Sanad Guuradii Koowaad ee Ka soo Wareegtay Furitaanka Isbitaalka Dhimirka ee Buuhoodle ayaa Lagu Qabtay Jaamacada Bariga africa ee Buuhoodle Waxaana Xaflad Balaadhan oo Lagu Qabtay Isla Xarunta Jaamacada Ka soo Qayb Galay Bulshada Deegaanka Buuhoodle. HALKANI KA DAAWO VEDIO. Isbitaalkaasi Dhimirka ee Buuhoodle ayaa Waxaa uu Qaabilay intii uu furnaa ugu Yaraan 80 Ruux […]

March 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Muuse Biixi oo Hargeysa uga soo Hanjabay Dowladda Soomaaliya iyo wuxuu ka yidhi dacwaddii Dowladdu imaaraadka ka gudbisay-Video

Madaxwaynaha Mamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Magaalada Hargaysa Waxa uu ku Qabtay Shir Jaraid isaga oo Hanjabaadii ugu Cuslayd u Jeediyey Dawlada Somalia. Muuse Biixi ayaa Waxaa uu Maanta Shirkiisa Jaraa id uga Hadlay Arimo Dhowr ah Waxaana ugu Muhiim Sanayd Hanjabaada uu u Dirayey Dawlada Somalia. HALKAN KA DAAWO VIDEO Maamulka Somaliland […]

March 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Sheekh Shariif “Waxaan ka digayaa go’aan kasta oo si khaldan looga gaaro khilaafka Madaxda Qaranka”-Video+Warbixin

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa baaq ka soo saaray khilaafka ka dhex taagay Baarlamaanka iyo Xukuumadda, isagoo ka digay go’aan khaldan in laga qaato khilaafka taagan. Qoraal la soo dhigay barta Facebook ee Madaxweynihii hore Sheekh Shariif ayaa loogu baaqay Madaxda dowladda inay gacmaha isku qabsadaan, sidii dalkan loo badbaadin lahaa, lagana […]

March 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Xisbiga Wadani oo sheegay in Hawadda Somaliland ay si buuxda ula wareegtay Dowladda Soomaaliya iyo Muuse Biixi oo-Video

Xisbiga Wadani ee Maamulka Somaliland ayaa Xukuumada Muuse ku Dhaliilay in Hawadii Somaliland qaybta ka ahayd ee Somaliya Lagu Wareejiyey Dawlada Fadaralka Somalia. HALKAN KA DAAWO VIDEO Buuradiin Ibraahin Cabdi oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ee Somaliland ayaa Warbaahinta u sheegay Somalia Toos ula Wareegtay Maamulka Hawada Somalia.

March 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Gudoomiye Jawaari oo goordhow shir jaraa,id qabtay kana hadlay sababta uu Madaxweyne Farmaajo u baajiyey kulankii Baarlamaanka ee Maanta-Video

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa faah faahin ka bixiyay sababihii loo baajiyay kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa. Shir jaraa’id oo uu goor dhow ku qabtay Xarunta Villa Hargeysa ayaa Guddoomiye Jawaari ku sheegay in kulanka maanta loo hakiyay codsi ka yimid Madaxweynaha oo xalay saqdii dhexe illaa […]

March 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Xildhibaano Madaxweyne Farmaajo ugu hanjabay in ay Mooshin ka keeni doonaan,haddii uusan ka hadlin Khilaafka taagan-Video

Waxaa Goordhaweyd magaalada muqdisho ku yeeshay kulan dagdag ah xildhbaano tiradooda ku sheegay inay yihiin in ka badan 112 Xildhibaan kuwaaso si kulul ula hadlay madaxweynaha soomaaliya Farmaajo. HALKAN KA DAAWO VIDEO

March 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweynihii hore Xasan Sh.Maxamuud muxuu ka yidhi Xiisadda ka dhextaagan Baarlamaanka iyo Xukuumadda-Akhriso

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq ka soo saaray xiisada siyaasadeed ee uu dalka galay, isagoo talooyin xal ah u jeediyay Madaxda dalka ugu sareysa. Qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebook ayuu ugu baaqay Madaxda dalka in xalka laga doono dastuurka, loona tanaasulo danta Dalka. Halkan hoose ka akhriso Baaqa Madaxweynihii hore […]

March 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

DEG DEG:-Madaxweyne Farmaajo oo hakiyay kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa-Akhriso

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hakiyay kulankii maanta oo sabti loo balansanaa ee Baarlamaanka, xilli ay cirka isku shareertay xiisada u dhaxeysa Baarlamaanka iyo Xukuumadda ee ka dhalatay mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari. Agaasimaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa xaqiijiyay in la hakiyay kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa, kaddib soo […]

March 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Gudoonka Barlamaanka oo ku Eedeeyeey M/Weyne Farmaajo inuu xilkiisii Gabay.

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo goor dhow qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlayay xaalada amniga ee xarunta Golaha Shacabka ayaa sheegay in ciidamo uu og yahay Madaxweynaha ay la wareegeen Xarunta. Mahad Cawad ayaa Madaxweynaha ugu eedeeyay inuu gabay ilaalinta xilkii ka saarnaa mabaa’diida aas aasiga ee dastuurka iyo […]

March 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Khilaafkii Xukuumadda Ra,iisul Wasaare Khayre iyo Baarlamaanka Soomaaliya oo xal loo waayey,Gudigii oo ku dhawaaqay in ay waan-waantii burburtay-Akhriso

Guddigii Aqalka sare ee loo xil saaray xalinta khilaafka Golaha Shacabka ee ka dhashay mooshinkii laga keenay Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay inay burburtay waan waantii ay ka dhex wadeen Guddoonka Golaha Shacabka. Guddigan ayaa kulamo dhowr ah oo saacado qaatay la yeeshay labada dhinac, waxaana ku adkaatay in meel dhexe la isugu yimaado, si khilaafka […]

March 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...