WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Sanad Guuradii Isbitaalka Dhimirka ee Buuhoodle oo la xusay iyo isimadda dhaqanka oo ka qayb galay-Video

Sanad Guuradii Koowaad ee Ka soo Wareegtay Furitaanka Isbitaalka Dhimirka ee Buuhoodle ayaa Lagu Qabtay Jaamacada Bariga africa ee Buuhoodle Waxaana Xaflad Balaadhan oo Lagu Qabtay Isla Xarunta Jaamacada Ka soo Qayb Galay Bulshada Deegaanka Buuhoodle.

HALKANI KA DAAWO VEDIO.

Isbitaalkaasi Dhimirka ee Buuhoodle ayaa Waxaa uu Qaabilay intii uu furnaa ugu Yaraan 80 Ruux oo Ku Dhacay Xanuunka Dhimirku Kuwaasi oo Kunool Deegaanka Buuhoodle iyo Deegaano Kale ee Ku Hareeraysan Waxaana Maamulka Isbitaalkaasi ay ka Warbixiyeen Qaabka Isbitaalkaasi u shaqeeyo.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top