WARARKA SOOMAALI

WARAYSI:-Taariikhda iyo Sooyaalka Maxamed Cabdi Xaashi Madaxweynihii hore ee Puntland.

Laascaanod (HM) Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Garoowe dhowaan Aas Qaran loogu sameeyay Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi, oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Maxaad ka ogtahay Taariikhdii iyo Waayihii kala duwanaa ee Maxamed Cabdi Xaashi.

Waxaa Arintaasi inooga Waramaya Abshir Cawil Cabdi dhiif oo ay Saaxiib dhow ahaayeen, Wuxuuna sheegay inuu kamid ahaa Tiirarka ugu waawayn ee Bulshada SSC, kadib Burkii dalka, Wuxuuna sheegay inuu ahaa nin go’aan leh, Islamarkaana uu soo noqday Hogaankii USP.

Dhacdooyin Cajiib ah iyo Kulamo ay ka wada qayb galeen ayuu sidoo kale ka waramayaa .

Horufadhi News

SOMALI NEWS

To Top