WARARKA SOOMAALI

VEDIO”Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Abdile oo Ka Hadlay Xaalada Tukaraq Puntland u Diray Fariin

Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Bahwaynta Deegaanada Khaatumo ee Kunool Wadanka Dibadiisa ayaa Ka Hadlay Xaalada Deegaanka Tukaraq oo Dhawaan Maamulka Somaliland Halkaasi Weerar Ku soo Qaaday.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Dhinaca Kale Abwaanka ayaa soo Dhaweeyey Go,aankii Isimada Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Canbaareeyeen Weerarkaasi Halkaasi Lagu soo Qaaday” Waxaana Dhinaca Kale uu Maamulka Puntlan ku eedeeyey inay Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn u Gacan Galiyeen Maamulka Somaliland…

 

 

SOMALI NEWS

To Top