WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Muuse Biixi oo Itoobiya u yeedhay xili Puntland iyo Somaliland xiisad ka dhaxayso iyo Cabdiweli Gaas-Video

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeisa, Wuxuuna Safarkiisa ku tagi doonaa dalka Itoobiya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Sababta ka dambaysa Safarka uu Muuse Biixi ku tagayo Itoobiya, Iyadoo ay wararka qaar sheegayaan in waxyaabaha uu Ku Qotomo ay ugu Weyn Dagaalkii Dhawaan Ku Dhexmaray Somaliland iyo Puntland Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool iyo Sidii Xal looga gaadhi lahaa Xiisadaasi oo Itoobiya ay danaynayso.

Safarka Muuse Biixi ayaa noqonaya midkii Labaad ee uu Hargeisa uga baxo, Wuxuuna horay u tagay Dalka Jabuuti.

SOMALI NEWS

To Top