WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Saleebaan Koore oo sheegay in Xuduudii Gumaysiga Awoowgii dhigay,Garoowena laga Qaxi doono-Video

Saleeban Cali Koore Wasiirka biyaha EE Somaliland oo Maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka mid ah warbaahinta waxaa uu hadalo hanjabaad u muuqda uu hawda u mariyey maamulka Puntland .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saleebaan oo kasoo jeeda gobalka Sool ayaa waxaa uu maamulka Puntland ugu hanjabey hadii ay joojin wayaan waxay wadaan in Garoowe iyo Laascaanood mid uun laga qaxi doono , isla markaana Somaliland ay diyaar u tahay in ay isdifaacdo

SOMALI NEWS

To Top