WARARKA SOOMAALI

Daawo:Dowlad Deegaamka Sooaamlida Itoobiya oo maanta markale Gurmad Daawo ah soo gaadhsiiyey Buuhoodle-Video

Xukuumada Dawlad Deegaanka Itoobiya ee Madaxwaynaha Ka Yahay Abdi Maxamuud Cumar Ayaa Mar Kale Deeq Daawo ah Keenay Buuhoodle Waxana Deeqdaasi Loogu Talo Galay Dadka uu Ku Dhacay Xanuunka Shuban Biyoodka ee Dhawaan ka Dilaacay Buuhoodle” Waxana Deeqdani ay ahayd Markii Saddexaad

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Agaasimaha Isbitaalka Daryeel Buuhoodle Dr Xasan Duran Ayaana Ka Mahad Celiye Deeqdaasi Xukuumada Dawlad Deegaanka Itoobiya Ugu Deeqday Isbitaalka Daryeel ee Buuhoodle iyo Goobaha Kale ee Lagu Daawaynayo Xanuunka Shuban Biyoodka.

 

SOMALI NEWS

To Top