WARARKA SOOMAALI

Daawo:Shaqaalle Ajaanib ah oo ka socda Hay,dda Barako oo maanta Widhwidh Booqday iyo Deeq-Video

Waxaa Maanta Magaalada Widhwidh Soogaadhay Masuuliyiin Isugu Jira Ajaanib Cadaan Ah Oo Muslim Ah Iyo Soomaali Ayaa Soo Gaadhay

Waxayna Masuuliyiintan Ay Kasocdeen Hayada BARAKO Oo Fadhiyadeedu Ay Yihiin Wadamada Faransiis Iyo Jarmalka

Waxayna Usocdeen Sidii Ay Ubooqan Lahaayeen Walaalahooda Dhibaatooyinka Xanuunka Iyo Abaaraha Afeeyey Ay Isaga Danbeeyeen

Odayaasha Iyo Wax Garadka Deganka Widhwidh Bahda Caafimaadka Ayaa Warbixin Luqado Kala Duwan Kubaxaysa Kasiiyey

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Madaxdan Kala Duwan Ayaa Waxaa Qayb Ka Ahaa Warbaahinta Caalum Islaam Ugu Weyn

Waxana Sheegeen In Ay Sided Dega Gurmad Ukeenaayaan Hadana Ay Deeq Dawo Ah Gudoon Siinayaan

SOMALI NEWS

To Top