WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xarun caafimaad oo laga dhagax dhigay Deegaanka Dan-dan ee Gobalka Cayn-Video

Deegaanka Dan Dan ee Buuhoodle Waxaa Laga Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad oo Loogu Talo Galay Hooyada iyo Dhalaanka Waxaana Munaasabad Balaadhan oo Xaruntaasi Lagu Dhagax Dhigay Ka Qayb Galay Cuqaasha iyo Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Waxgaradka Deegaanka Dan Dan ee Buuhoodle iyo Qaarkamid ah Qurba Jooga Deegaankaasi ayaana Ku Baaqay in Laga Qayb Galo Dhismaha Xaruntaasi oo Baahi Xoogani Xiligani Loo Qabo, Deegaankaana aad Loogu Baahan yahay.

SOMALI NEWS

To Top