WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay in ay Dagaal kula wareegayan Magaalada Laascaanood iyo Duqa cusub oo-Video

Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo diyaar garaw dagaal ayaa waxaa weli laag dareemayaa deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool iyo deegaamada hoosyimaada sida ay warbaahinta u sheegeen dad shacab ah oo kamid ah dadka xoolo dhaqatada ah ee ku sugan duleedka Tukaraq.

Gudoomiyaha degamda Laacaanood uu dhawaan usoo magacaabay Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas Eng Caney ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in Maamulka Puntland ay diyaar u tahay xoraynta gobolka Sool guud ahaan, uuna qorshe cad u diyaariyey horumarinta magaalada marka xukuumaddu gacanta ku dhigto.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top