WARARKA SOOMAALI

Vedio” Wafti Ka Socda Dalka Turkiga oo Booqday Buuhoodle Kana Bilaabay Mashaariico Kala Duwan

Wafti Balaadhan oo Ka Socda Dalkaasi Turkiga ayaa Booqday Magaalada Buuhoodle Waxayna Halkaasi Ka Bilaabeen Mashaariico Horay Buuhoodle uga Dhagax Dhigeen Waftigaasi Waxay Halkaasi Bilaabeen Dugsi Wayn oo Boodhanka Kaasi oo Wax lagu Baranayo Carruurta Deegaankaasi Buuhoodle.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Waxana Halkaasi Ka Hadlay Maxamuud Cali Xasan Faliidh oo Kamid ah Masuuliyiinta Hogaaminaya Waftigani Waxaana uu Ka Waramaya Mashaariicdani Dawlada Turkigu Ka Fulisay Buuhoodle Gaar ahaan Ha,yada Dhanash Faneeriya.

SOMALI NEWS

To Top