WARARKA SOOMAALI

Vedio” Cali Maraykan oo Ka Horyimid Wadahadalka Khaatumo iyo Somaliland Fariina Soo Diray

Waxaa Warbaahinta La soo Xidhiidhay Cali Cilmi Warsame Cali Maraykan oo ah Lataliyaha Madaxwaynaha Khaatumo Pro Cali Khaliif Arimaha Dhinaca Bulshada Waxaa uu ka Hadlay Wadahadalka Khaatumo iyo Somaliland oo Ka Horyimid.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Cali Maraykan Ayaana Shacabka Khaatum ugu Baaqay inay Shir Balaadhan oo Wadatashi ah Isagu yimaadaan Waxaana uu Gabi ahaanba Qaadacay Qaabka Wadahadalkaasi Xiligan

SOMALI NEWS

To Top