WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xubno taageersan socdaalka Cali Khaliif iyo wadahadalkii uu Maamulka Somaliland kula jiray oo Buuhoodle ku shiray-Video

Magaalada BuuhoodLe Waxaa Maanta Ka Dhacay Shir Balaadhan Kaasi oo Lagu Taageersanaa Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland Waxaana Shirkaasi Dhinaca Kale Lagu soo Dhaweeyey Afhayeenka Jaaliyada Khaatumo ee Uk Maxamuud Cilmi Dhuunto oo Booqasho haatan Buuhoodle Ku Jooga.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Wasiirka Warfaafinta Khaatumo Ahmed Xaaji Cali iyo Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Buuhoodle Maxamuud Nadiif ayaa Halkaasi Ka Hadlay Waxayna aad uga Hadleen Guud ahaan Horumarka Maamulka Khaatumo Xiligan Ku Talaabsaday.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top