WARARKA SOOMAALI

Daawo Waraysi:-Xaaf oo ka xanaaqay Su,aallo adag oo la waydiiyey iyo waxa dhexmaray Horn Cable TV-Video

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa Laga Qaaday Waraysi Cajiib ah iyadoo Su,aalaha Qaar uu si Cadho leh uga Jawaabay Kadib Markii uu ka Cadhooday Su,aalaha Wariyaha,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Axmed Ducaale Xaaf Waxaa uu ka Hadlay Amaanka, Dhaqaalaha,Safarkii Madaxwayne Farmaajo, Dib u Heshiisiinta,Mashaariicdii Madaxwayne Farmaajo Dhagax Dhigay iyo Arrimo Kale.

SOMALI NEWS

To Top